HOBYO ONLINE MARKET
Dhamaan macaamiisha HOBYO ONLINE MARKET waaxan idunku so dhaweyneena gacma furan waa wabsite ka shaqeyn dono wax waliba oo online market ah waxaad ka heli kartaan alaabaha noocyaheeda kala duwan sida qalabka electronicska cosmaticska dharka rag iyo dumar iyo caruuta waxaaad kaloo ka heli kartaan qalabka ay caruurta ku ciyaaraan sida gawaarida yar yarka ah dhamaan alaabtaas waxaa laguugu keeni donaa goobta aad xiligaad ugu sugan tahay casimada dalka ee muqdisho hadaba waxii in taas dheeri ah fadlan kala xariir tell no
0618442266 ama 0617878480
Www.Hobyo-online.Blogspot.Com
Waaw waa website cusub oo aan sugeynay waxaan leynahay horey usoco wllo waan dhow nahay
ReplyDelete